Guideline

Sahal Quiz — Student Guide
S
STUDENT GUIDE

Ku soo dhawoow Sahal Quiz Platform

Sahal waa nidaam quiz online ah oo kaa caawinaya inaad ku celceliso casharrada, ka jawaabto su’aalo, tijaabiso aqoontaada, oo aad si degdeg ah u aragto natiijadaada.

PracticeKu celceli casharrada
QuizKa jawaab su’aalo
InstantNatiijo degdeg ah
ProgressLa soco horumarka
Step by step

Sida Quiz loo bilaabo

Raac tallaabooyinkan marka aad diyaar tahay.

01

Login

Geli account-kaaga Sahal si aad u aragto quizzes-ka laguu diyaariyay.

02

Dooro Quiz

Dooro fasalka, maaddada ama quiz-ka aad rabto inaad qaadato.

03

Akhriso Instructions

Fiiri tirada su’aalaha, waqtiga iyo dhibcaha ka hor intaadan bilaabin.

Talo: Ha bilaabin quiz haddii aadan haysan waqti kugu filan. Marka aad bilowdo, timer-ku wuxuu bilaabi karaa inuu socdo.
During Quiz

Sida Su’aalaha Looga Jawaabo

Tusaalahan wuxuu ku tusayaa interface-ka ardayga.

Biology • Form 2 18:42
Question 3 of 10 • 1 point
Which organ pumps blood around the human body?
A. Lung
B. Heart
C. Kidney
D. Liver
Time & Navigation

Timer, Questions & Review

Waxaad si fudud ula socon kartaa meesha aad marayso.

Timer

Timer-ku wuxuu ku tusayaa waqtiga kuu haray. Maamul waqtigaaga oo ha ku dheeraan hal su’aal.

Next / Previous

Isticmaal Next si aad hore ugu gudubto, Previous-na si aad ugu noqoto su’aal hore.

Question Numbers

Number-rada su’aalaha waxay kaa caawinayaan inaad ogaato kuwa aad ka jawaabtay iyo kuwa kaa dhiman.

Finish

Sida Quiz-ka loo Submit-gareeyo

Hubinta ugu dambaysa ka hor Submit.

Checklist-kaaga

  • Hubi su’aalaha aan weli laga jawaabin.
  • Haddii aad awooddo, dib u eeg jawaabaha.
  • Hubi in aad dhamaysay dhammaan su’aalaha muhiimka ah.
  • Marka aad diyaar tahay, riix Submit Quiz.

⚠️ Muhiim

Marka quiz la submit-gareeyo, badanaa jawaabaha lama beddeli karo. Sidaa darteed samee review ka hor intaadan riixin Submit.

After Quiz

Result & Score

Waxaad arki kartaa sida aad u shaqaysay.

84%

Great Work! 🎉

Waxaad heshay 21 / 25 dhibcood.

Maxaad ka arki kartaa Result-ka?

  • Score: dhibcaha aad heshay.
  • Percentage: boqolkiiba natiijadaada.
  • Correct: tirada jawaabaha saxda ah.
  • Wrong: tirada jawaabaha khaldan.
  • Time: waqtiga aad isticmaashay haddii system-ku kaydiyo.
Improve

La Soco Horumarkaaga

Quiz-ku ma aha oo keliya imtixaan; waa qalab waxbarasho.

📈 Performance

Isbarbar dhig natiijooyinka quizzes-kaaga si aad u ogaato meelaha aad ku fiican tahay.

📚 Weak Areas

Haddii maaddo ama cutub aad dhibco hoose ka keento, dib ugu laabo casharkiisa oo ku celceli.

🏆 Consistency

Quiz-yada si joogto ah u qaado. Ku celcelintu waxay kaa caawinaysaa faham iyo xasuus wanaagsan.

Student Success

Talooyin Muhiim ah

Si aad natiijo fiican uga hesho Sahal.

Casharka marka hore baroQuiz-ka u isticmaal inaad ku tijaabiso fahamkaaga.
Waqtiga maamulSu’aal adag ha kuu qaadan waqtiga oo dhan.
Si fiican u akhriSu’aasha si taxaddar leh u akhri ka hor doorashada.
Ku celceliKhaladaadkaaga ka baro oo quiz kale isku day.
© 2026 Sahal Quiz Platform • Student Guide • Learn • Practice • Improve